Waxaa Tv-ga Caalmiga ah ee Somali Channel barnaamijka Asal Raaca Afka soomliga looga hadlay Hees bulshada soomaliyeed ay mudooyinkii ugu danbeeyay isla dhexmarayeen.
Abwaanka oo wax badan ka yaqaan afka soomaliga ayaa Wuxuu Fasiraad badalaadhan ka bixiyey Dhamaan Erayada ay ka koobatanahay heeska la yidhaah NOLOSHA CUSUB SOO DHOWEE oo mudooyinkii ugu danbeeyay dadka fanka xiiseeya ay isla dhex marayeen uuna qaaday Fanaanka Maxamed BK.
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com