Daawo Gabar jeclaatay Xildhibaan caan ah Heesna u qaadey

Monday, July 14, 20140 comments

Fanaanada reer Holland Farax Kaftan Oo waayadan danbe ku mashquulsaneed soo shaac bixinta hees ay ugu magac dartay Xeebta liido Oo ay u qaadey xildhibaan nin hada noqday balse jaceyl wadaag ahaayeen.

Heesta ayaa inta aad dhagaysanaysid waxa ay riyo kugu geyn doontaa Muqdisho adiga oo xusuusan doona qof aad waaya dheer jaceyl kula wadaagi jirtay magaaladaasi.

Erayada ayaa ah kuwa aad usoo jiitay xildhibaankaasi waxaana sidoo kale aad loola yaabay qaabka fariinta ay fanaanada farax u dirtay jaceylkeeda masuulka dowladeed noqday.












_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog