Daawo Cadaan Muslimiin ah oo Maalinta Ciida Dhaanto Soomaaliyeed wax ka dheelay

Tuesday, July 29, 20140 comments

Muuqaal aad u qurux badan oo lagu soo beegay munaasabada Maalinta Ciida ayaa mar quraah waxaa lagu dhex arkay dhalinyaro Cadaan Muslimiin ah oo si aad ah uga helay dheesha Dhaantada Soomaaliyeed oo muuqaalkaan loogu hagar baxay .

Muuqaalkaan oo la magac baxay NACFI New Somali Song (Dhaanto) ayaa waxaa la soo galiyay barta Heesaha cusub ee Soomaalida waxaana ka qeyb qaadanaya Dhalinyaro Soomaaliyeed oo aad u jecel inay ku faanaan dhaqankooda iyo Cadaan u bogay qaabka loo boodo dheesha Dhaantada Soomaaliyeed.

Miraha saaran Muuqaalkaan cusub oo aad u macaan waxaanu ka xusi karnaa : Dhaantada dheela oo dheela waa dhaqankeena oo Dhexda imaada Dhalintoo dhan kaalaya , Aniga waan daalay oo Daalay , Danahaaga ayaan doonayaa , Daacad baan kuu ahoo adigaa i deeqay . 














_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog