Fanaanad kasoo baxday Hargeysa iskuguna magac dartay isla magaaladas ayaa soo saartay muuqaal wanaagsan oo ah keedi ugu horeeyay. Fanaanadan oo lagu magacaabo Ifraax Hargeysa ayaa hees calaacal ah keentay oo la dhaho Waji Karah.
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com