Daawo Sawirada K’naan oo si aan looga baran uga hadley dilkii Saado Cali

Thursday, July 24, 20140 comments

Fanaanka dunida ka caan baxey ee K’naan Abdi Warsame oo asalkiisu yahay Somali balse heysta dhalashada Canada ayaa ka hadley dilkii foolxumada iyo arxan darada badnaa ee loo geystay Marxuumada Saado Cali Warsame oo ka mid aheyd xildhibaanada Somalia sidoo kalena aheyd fanaanad wadaniyad ah.

K’naan oo u muuqdey inuu aad uga carooday falka foosha xun, ayaa bartiisa Facebook soo dhigay qoraal qof walba ka yaabiyay, maadaama aan sida caadiga ah looga baran inuu Af Somali soo qoro ama ku hadlo, waxa uuna haatan soo qoray AfSoomaali waadix ah weliba ay ku dheehan tahay murugo mug leh.

Hadaba Halkan hoose ka akhri qoraalkii K’naan uu soo dhigay bartiisa Facebook..









_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog