Gabar Dhalinyaro ah Isla Markaana aad u Qurux Badan Ayaa Shaacisay In Qofkii Doonaya In uu Mustaqbal La wadaago Ay Doonayso In uu Ahaado Fanaan Waliba Leh Codkii Allaha u Naxariistee Fanaankii Abduqaadir Sheekh Cali Sanka.
Gabadhaan oo Magaceeda Ku Soo Koobtay Maandeeq Ayaa Warbaahinta Maxaliga ah U Sheegtay In Ay Heysato Dhaqaalo Ku Filan Ayada Iyo Seygeeda Sidoo Kalena Rabi Ugu Deeqay Qurux Iyo Dabeecad Raga Ay Ku Soo Jiidan Karto….
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com