VIDEO:- Wasiirka Warfaafinta oo Aqrinaya Isbadal Balaaran oo lagu sameeyay Hay’adaha Amaanka

Wednesday, July 9, 20140 comments

R/wasaare Dr. C/weli Sheekh Axmed Maxamed ayaa magacaabay wasiirka Amniga Qaranka, isagoo xilalkii ka qaaday taliyayaasha ciidamada Booliiska iyo nabadsugidda una magacaabay taliyayaal cusub.

Wasiirka warfaafinta iyo hanuuninta dad waynaha xukumada Fereaalka Soomaaliya , Musftaf Sh.  Cali Dhulow oo shir jaraa’id  warbaahinta ugu qabtay    wasaradda warfaafinta   ayaa sheegay  in is badal  wayn lagu sameeyay lamaha amniga dalka, kadib weerarkii  ay shabaab   xalay ka gaysteen  xaruunta madax tooyada Qaranka  Soomaaliya, kaasi oo ay fashiliyeen cimadda dowladda.










_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog