Xoogaga ururka reer Falastiin ee Xamaas ayaa xiliyadii hore waxaa lagu eedeeyn jiray inay hubka ka helaan wadamo badan oo Muslimiin ah balse iminka waxeey soo bandhigeen iyaga oo gacantooda ku farsameesanaya ama alxamaya Madaafiic halis ah oo waliba si baas ah u dhaceysa.
Ciidamada difaca cirka ee Israel ayaa inta badan waxeey System ku qabtaan Gantaalada ay soo ridaan Xamaas balse hada waxaa ku adkaatay oo ay Yahuuda quus ka taagan yihiin Gantaalada sida baaska ah u dhacaya ee ka soo hoobanaya dhulka Falastiiniyiinta kuwaas oo gaaray deegaano aad u fog fog oo ku yaala gudaha dalka Israel .
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com