Dab Xoogan Ayaa Si Lama Filaana U Qabsaday Xarumo Kayd U ahaa Shirkada Ganacsiga ee All-Xarbi Kuwaas Oo U Dhawaa Taallada Shiikh Bashiir Ee Magaaladani Burco ,ama ka soo horjeedka Fagaaraha khayriyadda Burco Ee Xarunta Gobolka Togdheer.
Inkastoo Aan Dabkaasi Gaysan Khasaare Nafeed Hadana Waxaa Ku Bur Buray isla markasna ku shufbeelay Hanti Fara Badan Oo Goobtaasi Taalay.
Bulshada Reer Burco Ayaa Intooda badani Dabka meel fog ka soo arkay isla markaasna Soo Buux Dhaafiyey Goobtaasi dabku qabsaday. Dabkan Ayaa Ahaa Kii Ugu Xoog Badanaa Ee Mudooyinkan Ka Kaca Magaalada burco Dadka Ku Nool Magaalada burco Iyo qaar Kamida culimada gobolk Gaasi Ayaa Sheegay Arintan u Sababeynayaan Xaraan Ramadaanka Lagu Kariyo Goobahan Shirkada Canasigu Lee daha
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com