Fiirso Madaxweynaha Somalia oo ku istaagay Calanka Jamhuuriyadda Somalia

Saturday, July 12, 20140 comments

Arrin la yaab iyo argagax badan ayey Somalida ku noqotay sawir muujinaya Madaxweyne Xasan Garguurte oo ku istaagay calanka Jamhuuriyadda Somalia.

Aqalka Madaxtooyadda waa la dhigay Red Carpet laga sameeyay Calanka Somalia kaas oo maalin walba lagu dul istaago.

Taariikhda markii ugu horeeysay wuxuu Garguurte noqonayaa Madaxweynahii ugu horeeyay ee Calanka dalkiisa koba kula dul istaago

Guurgurte inuu Calanka dhulka dhigto, ku istaago, sharafta laga qaado ilama ah wax la fiirsan karo, keliya markii ay White House-ka tageen ayey arkeen in Obama ay Logada US u tahay Roog, balse taas calanka USA kuma dhex jiro











_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog