Fiirso Sh. Cali Dheere: Soomaaliyeey dila Yuhuudigii aad aragto: + VIDEO

Sunday, July 27, 20140 comments

Afhayeenka guud ee Al-Shabaab Sheekh Cali Dheere ayaa ka hadlay weerarada iyo gumaadka ay Yuhuuda ku wato shacabka Falastiiniyiinta, isagoo sheegay in Yuhuuda laheyn wax damqasho ah iyo bini’aadanimo.

Sheekh Cali Dheere ayaa sheegay in qof kasta oo Muslim ah maanta looga baahan yahay in uu u aargudo dadkaasi Muslimiinta ah ee la xasuuqayo, isagoo si gaar ah ula hadlay dadka Soomaalida ee ku firirsan dunida.ali-dheere-somalia-shabaab-spokesman-2“Wey sahlan tahay inaad u aargudo dadkaasi la leynayo, haddaan gaari weyno nimankan Yuhuuda ah, Tusaale ahaan Soomaaliga joogo Yurub, Mareykanka, iyo meel kastoo adduunka ka mid ah Yuhuudigii aad aragto dil, dhaawac hantidiisa, maxay isku kaa dhaamaan Yuhuud, waa Yuhuud” ayuu yiri Sheekh Cali Dheere oo fariintaan u diray shacabka Soomaaliyeed ee qurbaha ku nool.

Sheekh Cali Dheere wuxuu sheegay in Yuhuuda ay dunida ku firirsan yihiin, meel walbana ay taagan yihiin, kuna xoogan yihiin hadii la yiraahdo dhaqaale iyo siyaasad.

Ugu danbeyntii Afhayeenka al-shabaab ayaa ugu baaqau shacabka in ay raacaan Xadiisyadii Rasuulka iyo dagaaladii xiligii asxaabidii lala galay Yuhuuda.












_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog