TV ga HCTV warbixin Kooban laga baahiyey ayaa lagu sheegay inay shacabka hargaysa Intooda Ugu badan aad u jecel yahiin Inay dawadaan dhamaan tV yada Soomalida waxa ka Dhacaya Soomalida lakiin aad Uga Jecel yahiin Arinta Madaxda maamulka Inay tV ga Deeganada kaliya warkooda dawadaan shacabka.
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com