Warbixintaan Waxaa Diyaariyay Marxuum Yuusuf Keenaan oo 21 bishiiidlaatay Lagu qaarajiyay Muqdisho xili Si naxariisdaro ah gariigisa loogu xiray qarax miino.
Dilkaani Wariyaha Ayaa waxaa uu yimid mudo kadib markii uu baahiyay wax run ah oo jira kana dhextaagan hotelka SAMIIRa ee muqdisho ku yaala.
Warar Hoose ayaa sheegay in Dilka Wariyaha uu Ka dambeeyay Milkiilaha Hotelka SAMIIRA oo ah nin beesha habar Gidir ah iyadoona aay Jiraan in uu keenaan kasoo jeday Mid kamid ah beelaha ku daagalamaya shabeelaha hoose.
Halkaan Ka Daawo
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com