Sawirro: Ra,iisul wasaare Cabdi wali iyo Wasiiradiisa oo Maka al Mukarama ku lugeynaya

Tuesday, July 1, 20140 comments

Ayadoo maanta loo dabaal dagayo Munaasabada 1-da Luuliyo oo ah Markii Gobolada Koofureed ee Dalka ay ka Xoroobeen Guumeeystihii Talyaaniga ayaa waxaa Magaalada Muqdisho ka socoda Damaashaadka Munaasabda.

Madaxda Dalka ayaa Shacabka Soomaaliyeed la qeyb sanaya farxada Xuska 1-Luuliyo,iyadoona ay ku lugeeyeen Wadada Maka Al-mukarramma sida ka muuqanaya Sawirada Hoose waxaa wadada Maka al Mukarama ku Lugeynaya Ra,iisul wasaare Cabdi wali Wasiirada – Arimaha Gudaha .Amniga Qaranka .Duqa Muqdisho iyo Xildhibaan iyo Saraakiil Ciidan iyadoo ay gaarayaan Daljirka Dahsoon

Madaxdaan ayaa waxaa socod ku soo Mareen Dhowr xarumood oo astaan u ahaa Qaranimada Soomaaliya kuwaas oo ay ka mid yihiin Taalada SYL  Taalada Sayidka Taalada Dhagaxtuur iyo kuwa kale halkaa oo la dhagax dhhigay .

Halkaan ka Daawo Sawiro Hor dhac ah Socdaalka Madaxda 












_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog