Video: Gudomiye degmo oo Somalida cunsuriyad aad u weyn kula kacay

Saturday, July 26, 20140 comments

Maayarka degmada Springfield, Massachusetts ee dalka Mareykanka ayaa dowlada hoose ee dalkaas ka codsadey in ay joojiyaan deegaameynta Soomaalida qaxootiga ah lagu dejiyo degmada uu gudoomiyaha ka yahay.

Maayarkan oo lagu magacaabo Domenic Sarno ayaa waxa uu warqad u qoray US State Department waxa uuna ka dalbadey in degmadiisa gebi ahaanba ka joojiyaan soo dejista Soomaalida.

Maayarkan ayaa falkiisa lagu tilmaamey cunsuriyad iyo kala sooc aan ganbasho laheyn, balse ma ahan markii ugu horeysay ee gudoomiye degmo uu dowlada hoose Mareykanka ugu baaqo inay degmadiisa ka joojiyaan soo dejinta Soomaalida













_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog