VIDEO:- Ninkii fududeeyay Weerarkii Madaxtooyada oo waraysi lala yeeshay

Friday, July 11, 20140 comments

Muuqaalka oo laga baahiyay Telefishinka Qaranka Soomaaliya ee SNTV ayaa lagu waraysanayaa Dhagar-qabihii fududeeyay Weerarkii dhawaan lagu qaaday Madaxtooyada Soomaaliya, weerarkaas oo waxyeelo naf iyo maal ahba gaystay intii uu socday.

Dhagar-qabaha oo SNTV ku waraysatay isaga oo lagu haayo Xarunta Dambi baarista ee Hay’adda Nabad-dugidda ee Magalaada Muqdisho.













_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog