Gobol ka mid ah Shiinaha ayaa laga mamnucay muslimiinta dagay in ay soomaan waxaana arintaasi ka dhalatay dhibaata badan oo ilaa haatan ka socota gobolkaasi.
Qubaro caalamka ku nool ayaa uga digay shiinaha ay ku sii taagnaadan wadada qaldan ee haatan ay qaadeen ee ku saabsan i ay dadka muslimiinta ah u diidan in ay soomaan.
Dadka loo diiday Soonka ayaa loo sheegay in caafimaad ahaan wasaarada caafimaadka shiinaha ay ka digtay dadka soomaya taasina ay keentay in ciidan loo adeegsado soonka .
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com