Daawo muqaalka Qiso dhab ah oo ku Dhacday Wiil Soomaaliyeed kadib markii uu jaceyl uu uqaaday gabar iska guri joog ah balse waxbarashada Heerka dugsiga dhaxe dhameeysay.
Wiilkaan ayaa Gabadhii waxaa uu ku soo celiyay wax barashadii. Maalin maal maha ka mid ah ayuu gabadhii waxaa uu ka dalbaday in uu guursado waana ay ka aqbashay kadib waxaa uu ushegay Reer kii uu ka dhashay asiga oo oo faraxsan misane doonaya in uu nolol dhab ah oo macaan la qaato jaceylkiisii balse maxaa dhacay. Wax waliba maalin ayeey dhacaane qadarkune waa qoran yahay ee bal nala daawada……..
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com