Video: Daawo Gabadhaan Yar Iyo Siday Uga Qiiraysiisay Kumanaan Somali Ah

Wednesday, July 23, 20140 comments

Waa muxaadaro gaaban oo ay inoo soo jeedinayso gabar yar oo Somali ah taasoo lagu magacaabo Sacdiya Carab.

Gabadhaan ayaa ka hadlaysa geerida, in badan oo ka mid ah dadkii daawanayay ayaa aad ula khushuucay mowduucaan qiimaha badan ee mudan in la isku baraarujiyo.












_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog