Abwaano iyo Fanaaniin Qoorta iskula Jira Daawo Axmed Rasta iyo Farxiyo Kaabayre oo isbucaan La ceebeestay

Tuesday, August 5, 20140 comments

Waxaa Tv-ga Somali Channel Xalay laga baahiyey Barbaanijka ISIR RAACA AF SOMALIGA Waxaana Cabdi good oo daadihiya barnaamijkaasi uu ugu horayn Weerar ku qaaday Fanaan Xuseen shire oo dhowaan kasoo jawaabay hees uu faaleeyay, Wuxuuna Xuseen shire ku tilmaamay sidoo kale qof aan diinta Waxba ka aqoonin.


Geesta kale intii barnaamijkaan uu waday ayaa wuxuu faaleeyay heeso dhowr ah, wuxuuna si gaar ah usoo qabsaday Qaarkamida Heesha ay qaadaan Fanaaniinta Farxiya Kabayare iyo Axmed Rasta.











_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog