Aqriso: Rihanna Oo Noqonaysa Milkiilaha Cusub Ee Liverpool

Sunday, August 17, 20140 comments

Fanaanada caanka ah ee reer Mareykan “Rihanna” ayaa markaan diyaar u ah iney soo gasho caalamka isbortiga, kadib marki guul la taaban karo ey ka gaartay fanka.

Rihanna oo marki ugu horeysay kusoo muuqatay qaab taageero ah koobki aduunka Brazil 2014, ayaa warar isa soo taraya waxey sheegayaan iney dooneyso milkiyada kooxda taariikhda dheer ee Liverpool oo ka dhisan horyaalka Ingiriiska.

Kooxda Reads waxaa hada hoyaamiya milyi neero Mareykanka u dhashay, laakiin su’aasha leys weydiinaayo ayaa ah, Rihanna ma noqon doontaa milkiilaha cusub ee kooxdaan?












_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog