Madaxweynaha Maamulka Khaatumo ayaa lagu soo waramayaa in uu u baxsaday Dalka Itoobiya kadib dagaal xoogan oo saaka ka dhacay Deegaanka Saaxdheer ee Gobolka Sool.
Cali Khaliif Galayr oo lagu waday in lagu caleemo saaro Saaxdheer ayaa saaka naftiisa la baxsaday ka dib weerar xoogan oo ay ku soo Qaadeen ciidamada Maamulka Soomaaliland.
Dagaalka ayaa ahaa mid aad u xoogan kaasi oo u dhaxeeyay ciidamada Maamulka Soomaaliland iyo kuwa Khaatumo dhanka kale khasaaraha ka dhashay dagaalka ayaan weli laheyn isgaarsiinta oo go’an aawgeed.
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com