Daawo Bandhigii ugu Xiisaha, Maadda, Madaddaalada iyo Qosolka Badnaa

Saturday, August 2, 20140 comments

Qaybteenna Dhaqanka iyo Suugaanta waxaan maanta ku soo qaadanaynaa waraysiyo xiiso badan oo lala yeeshay Abwaaniinita Faarax Murtiile, Abwaan Ciyaar-jecel iyo Weriyaha caanka ah Abwaankana ah ee aad wada-garan kartaan oo aanan magiciisa idiin soo qaddimi doonin, balse gadaal ka arki doontaan.

Waraysiyayadaas Abwaaniinta iyo Fan, Murti iyo Madaddaalo xiiso badan xambaarsan oo uu Telefeshinka Somali Chenal ugu talo-galay badhiggii Ciidul-fidriga ka daawada halkan hoose. 










_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog