Safiirka Soomaaliya u fadhiya Dalka Kenya Amb Maxamed Cali Nuur Ameriko oo booqday Goob lagu daryeelo Dadka la kulma Dhibaatada dhinaca Jinsiyada ah ayaa la kulmay Dumar Soomaaliyeed oo loo geystay Kufsi gaar siiyayna Deeq Gargaar.
Ummah Community Centre oo ah meesha lagu daryeelayo Dumarkaas ayaa waxuu safiirku sheegay in dumarka Dhamaantood isku si loo kufsaday Xili habeen ayna Falkaas fuliyeen Kooxo aan haybtooda la garaneynin xili habeen ah .
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com