Daawo Hees Romantic ah Oo fanaan soo qaadey

Thursday, August 21, 20140 comments

Fanaankan ayaa soo qaaday hees aan inaba caadi ahayn Oo aad ay ula dhaceen dadka qiimeeya jaceylka.

Heesta waa fariin jaceyl ah oo lagu lifaaqay micno fog oo erayo maldahan ah balse waxaa ay huwan tahay erayo culus oo cishqi ku galinaya.

Indhaha daawaday heesta ayaa durba ka dheehday micnaha fog ee heesta iyo miraha jaceylka.












_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog