Nin inta badan iska dhiga Madaxweynaha dalka Mareeykanka Mr. Barack Obama ayaa markaan waxa uu dusha iskaga shubay Biyaha barafka qaboow ee Caalamka maalmahaan dambe caanka ka noqday loogana yaqaan (Ice Bucket Challenge) .
Ninkaan oo qaabka Madaxweeyne Obama u soo labista wuxuu muuqaal ahaan iyo cod ahaan aad ugu egyahay Madaxweeyne Obama balse inta badan wuu ku camirtaa kaas oo siyaasadiisa ka hadla isaga oo sheega magacyada Madaxweeynayaasha ay Obama dhanka siyaasada iskaga soo hor jeedaan.
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com