Deg Deg ah: Dagaalkii ugu cuslaa oo Saakay ka socdo Magaalada Muqdisho iyo AMISOM oo Hoobiyayaal rideysa.

Friday, August 15, 20140 comments

Warka laga helaayo Degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir ayaa sheegaya in Saakay Dagaal culus oo ay ka qeyb qaadaneyso AMISOM lagu qaaday Hooyga Axmed Daaci.

Dagaalka oo aad u xoogan ayaa waxa uu ka socdaa Agagaarka Suuqa weyn ee Xaafada Madiino, waxaana la sheegayaa in Dagaalka ay qaadeen Ciidamada Nabadsugida iyo AMISOM, iyadoona ay dagaalka ka qeybqaadanayaan 10-Tiknino.

Dagaalka ayaa waxaa leysu adeegsanayaa Hubka calculus, waxaa halkaasi kusii qulqulaayo Gaadiidka gargaarka ee Ambalasta loo yaqaan.

Wax Faah-Faahin ah weli kama soo bixin waxaana la maqlaaya Hoobiyayaal ay ridayaan Ciidamada AMIOSM.

La soco wixii soo kordha wararkeena Dambe.











_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog