Warbaahinta Caalamka qaarkood ayaa soo bandhigay Muuqaal layaab leh oo muujinaya Madaxweynaha Dalka Mareykanka Brack Obama oo haraanti ku furanaya albaab uu doonayay in uu ka baxo.
Muuqaalkan oo dad badan layaab ku tilmaameen ayaa Madaxweyne Brack Obama ku dhaqaaqay xili ay Kaamirooyin badan ay xagiisa kusii jeedeen uuna dhameeyay hadal, waxaana mar qura la arkay Madaxweynaha oo dhaqaaqay hadana haraanti ku furanaya albaab uu doonayay in uu ka baxo.
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com