Waa mucjiso Rabaani ah oo inta badan aanan horay loo arag Masas labo madax leh oo hadane aan is cuneen ama is qaniineen kuwaas oo si wada jir ah u wada qaraabanaya. Masaskaan oo midabyo kala duwan leh ayaa iminka la soo bandhigay iyaga oo hal naf ka kooban balse 2 Madax leh (Mataano isku dhegan) .
Masaska nuucaan ah ayaa sanadihii ugu dambeeyay waxeey ku soo badanayeen magaalooyin ku yaala waqooyiga dalka Paraguay ee koonfurta Ameerica waxaana Muuqaal ahaan lagu soo bandhigay Telefishinada Caalamka iyaga oo mararka qaar kala leexanaya balse jir ahaan isla socda .
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com