Talo: Ma rabtaa Gabadh qurux badan in aad noqotid

Thursday, August 7, 20140 comments

Qofyahay  ma rabtaa in aad ka qurxanaato gabdhaha maanta jira oo nin waliba uu ka daba dhaco meel aad is taagto aad weyso sida aad u noqoto dheeman iyo luul hadii aad rabto samey arimahan aan ku sheegno lakin shardi isku day in aad daa into.

Hadii aad bilowdo oo aad ka tagto wax kugu soo kor dhayo malaha ee xogaa yar ayaa laga yabaa in aad cadaato aadna kala fido adiga oo xusulada isla dhacaya.

Hadii aad habeen waliba joogto aad u sameyso waa hubaal tan dunida ugu qurxan aad noqoto, Hadaba hadal badan yaan kugu daalinine ee maxa waye waxaan ku qori doono gabar yahay.

Gabaryahay jirkaga iyo dhogortaada in ay is badalaan hadii aad dooneysid habeen waliba waxaad daa imataa Biyo caadi ah adiga oo cabaya 1 liitar ama 2 liitar waxaana laga donayaa in aad ayaga oo kali ah aad cabto xiliga aad cuntada cunto jirkaga waa soo kobcya waxaana ka fuqaya walxaha mad madow ee jirka ka saran ileen biyaha cad waa caafimaad.

Waxaakale oo ay ku siifeynayan kaliyaha hadii aad aheed gabar dhax ama carada cunta waa ay ku fudu deynayaan wax badan oo ku heesta xaga caafimadka waayo biyaha cad waa daawo oo kale , waa hadii aad jogteysato gabaryahay.

1: Caagad kuuqaas ah soo gado oo dhigo sariirta agteeda si aad mar waliba u xasuusato.

2: xili waliba iska biya raaci marka aad biyo kale aad u bahan tahay in aad ku cabto.

3: Guriga marka aad joogto caagada waa yartahaye mar waliba cab si aad u cabto 1liitar ka badan.

4: Intaas kadib markii aad wado mudo waxaad arki doontaa jirkaga oo is fur fura oo noqday mid aad iyo aad u quruxbadan.

5: Ogow maalmo qura waxba iskuma badalan gabaryahay ee joogtay si aad u gaato hadalkeena waa hubaal in aad wax badan iska badali donto insha alaah.










_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog