Hadal heeynta ugu badan qaar ka mid ah Telefishinada Caalamka ayaa waxa ay noqotay Eey qaab ahaan u eg Daanyeer oo la arkay iyo Eeygaan mucjisada ah oo shaki badan abuuray maadaama ay u badan tahay inuu ku dhashay Mini ama biyo la isku daray oo laga abuuray Daanyeer iyo Eey.
Eeygaan ayaa u ordaya qaabka ay u ordaan Daanyeerada wuxuuna sidoo kale u fadhiisanayaa qaabka lagu yaqaan Daanyeerada. Eeyaha kale ee uu la nool yahay Eeygaan yar ayaa inta badan cunsuriyeeya maadaama ay u maleeyaan Daanyeer ku soo biiray.
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com