Iyadoo maalmahanba ay hadalo kala duwan kasoo baxayeen halka uu sal dhiganayo dilkii Xildhibaanad Saado cali ayaa waxaa Tv-gaSomali Channel uu baahiyey waraysi xambaarsan Macluumaad dheeraad ah oo ku saabsan arintaasi.
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com