Waxaan halkaan idin kugu soo gudbinaynaa horudhaca film cusub oo xiisa badan oo dhawaan soo bixi doona isagoo dhamaystiran.
Filmkaan ayaa waxaa jilayaa fanaaniin caan oo ay ka midyihiin Nasteexo Indho iyo Deeqo Holland. Filmkaan ayaa ka hadlaya shukaansiga Facebook iyo dhibaatooyinkiisa.
Waa hubaal inaad ka heli doontaane, daawasho wacan:
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com