Majaajiliistaha Soomaaliyeed Cabdi Maxamed Ilkacase oo looga bartay majaajilada qosolka ayaa guuroow jacbur ah ka tiriyay tuuganimada.
Ilkacase ayaa guuroowgaan ku sharxaya talo-xumida ragga, inkastoo guurowga uu yahay mid qosol badan, haddana waa qeyb ka mid ah majaajilidiisa qosolka iyo maada xambaarsan.
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com