Fannaanada Soomaaliyeed ee caanka ah Maryan Mursal oo ka mid ah Fannaaniinta bulshada aadka u jecel yihiin ee sheekooyinka qosol iyo qaraaxada leh soo bandhiga mar walba ayaa markaan soo bandhigtay sheeko cajiib ah oo qosol badan.
Maryan Mursal ayaa sheekaddan ku sheegtay xili ay bixineysay Wareysi, iyadoo Wariyihii Wareysanayay ay ka qoslisay Fannaanada, laakiin waxay ku qancisay sheeko kale oo qosol leh iyadoo tiri, Dadka Mudug ku dhasha, waxay ka sameysan yihiin War, maadaama bey tiri ay cabaan biyihii barda-cad, sidaasina ay kaga wadato inay dadka ka qosliso.
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com