Kooxo Hubeysan ayaa maanta ku diley magaalada muqdisho alle ha u naxariiste xildhibaan sheekh aadan madeer oo ka tirsanaa golaha wakiilada soomaaliya, sidoo kalana horay wasiir uga soo noqday Xukuumadihii dalka soomaray.
Xildhibaanka ayaa la dilay xili uu ka soo noqday salaadii jimcaha uu ku soo tukaday masjidka marwaas ee magaaladda Muqdisho, Sidii caadada ahaydna ilaa hada lama sheegin cid loo soo qabtay dilkiisa.
Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalka Hadal kooban oo uu dhowaan Jeediyey Xildhibaan Sheekh Aadan Madeer ugana hadlay Arimo caqabad ku ahaa Dawlada.
Geesta kale Madaxwayne Xasan sheekh Maxamuud, Gudoomiye Jawaari & RW Cabdiwali Sheekh ayaa si isku mid ah tacsi usoo diray Sidii horay Looga bartay.
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
