Shaki kuma jiro in Jaceylka uusan wax dan ah ka laheyn quruxda qofka bini’aadamka ama foolxumada, taasina waxaa kaaga filan Lamaanahan u dhashay India ee midkood uu Cuuryaanka qaadista u baahan ah.
Arif Ibrahim, waa 32 sano jir Illaahey ka dhigay Cuuryaan aan socon karin oo u baahan qof caawiso, wuxuuna Illaahey calafkiisa ka dhigay gabar lixdeeda lixaad taam u ah, taasoo nolosha ka caawisay Carif.jaceyl-dhabAmeena Ahmed, oo 22 sano jir ah, ayaa reerkeeda ku deyriyay guursiga ay la sameysay jaceylkeeda cuuryaanka ah,oo ugu danbeyn helay mirahooda, markii ay u dhasheen ilmihii ugu horeeyay.
Muuqaalkaan Video-ga ayaa kaaga filan in Jaceylka uusan laheyn dooq ah, dhirir, gaabni, qurux iyo maal intaba.
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com