Ubax Xuseen (Ubax Cowlo) oo ah fanaan aad u da’yar mardhowna kusoo biirtay fanka soomaaliyeed ayaa lasoo baxday arin ayna horay usameenin fanaaniintii ka horeysa iyadoo kaga yaabisay bulsho weynta soomaaliyeed arin ayna uga baran dumarka fanaaniinta ah ee soomaaliyeed.
Ubax Cowlo ayaa ah fanaanad aah u cod macan awoodna u leh in ay si toos ah live ugu heesta cod kaban ah iyadoo aysa jirin fanaaniintii ka horeyyay ee fanka kusoo biiray kadib burburkii dalka Somalia.
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com