Madaxweynihii hore ee maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland Dr Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Faroole ayaa amaanay madaxweynihii ugu horreeyay ee Soomaaliya Marxuum Aadan Cabdulle Cusmaan (Aadan Cadde).
Dr Faroole ayaa sheegay in Aadan Cadde uu ahaa shaqsi ay jeclaayeen umaddiisa, isagoona tilmaamay inuu bahal dahab ah kagalay Taariikhda Soomaaliya.
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com