Video:Fanaaniinta Aan Kala dhicin Ee Farxiya Kabayare iyo Cawaale Aadan oo Heeso Live ah isku waabsaday Daawo

Saturday, August 2, 20140 comments

Fanaanada caanka ah ee Farxiyo Kabayare oo maalin ka hor gaartay magaalada Edmonton ee dalka Canada ayaa waxaa halkaasi ku soo dhoweeyay fanaanka weyn ee Cabdijibaar Al Khaliiji iyo fanaanka laga daba dhacay Cawaale Aadan.

Farxiya Kabayare ayaa halkaasi u tagtay Bandhig faneed ay caawa ku qabanayaan iyada iyo labadaasi Fanaan magaalada Edmonton, iyadoo Bandhig faneedkaasi xiisaha badan ay ka qayb galayaan jaaliyadda halkaasi.

Fanaanada Farxiyo Kabayare iyo Cawaale Aadan ayaa isku waabsaday heeso bilaa Music ah, iyadoo heestaan uu si weyn ula dhacay fanaanka weyn Cawaale Aadan.

HALKAAN KA DAAWO VIDEO









_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog