Weerarii Godka Jilacow si Toos ah u daawo qaabka ay wax u dhaceen (Daawo Video)

Sunday, August 31, 20140 comments

Waxaa goordhaw Ciidamada sida gaarka u tababaran ee Gaashaan si buuxda ula wareegeen Xarunta Hay’ada Nabad Sugida Gobolka Banaadir ee kutaal Ex- Godka Jilacow halkaas ay MANTA gudaha u galeen Dagaalyahano hubeesan oo katirsan Xarakada Al-Shabaab.

Xarunta Hay’ada Nabad Sugida oo ku dhaw Madaxtooyada Soomaaliya waxaa ka dhacay dagaal Culus oo socday ku dhawaad saacad kaa oo u dhaxeeyay Dagaalyahano hubeesan oo katirsan Al-Shabaab oo qaraxo iyo weerar toos ah ku galay xaruntaasi.











_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog