Daawo Fanaanada Hani Uk oo soo saartay hees ka careysiisay Somaliland

Tuesday, September 16, 20140 comments

Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalka Hees cusub oo Fanaanada Caanka ah ee HANI UK ay usoo qaaday Madaxwaynaha khaatumo.

Eryada Heestaan waxaa Sameeyay Abwaanka Maxamed Deeq Al-fa, “Mudane Galaydh Madaxwaynaheenow, Maamulkeena khaatumo Midka aan udhiibnoow, Inuu Mariyo Meel wacan, Iuu Maalo maandee, Midnimada Adkeeyo, Maamul oo Hogaami, Mahad Eebe weeye Mudanoow Nahaga dhicin”












_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog