Fanaanka  Maxamed  Xasan Xuseen Lafoole  oo  Ka  Mid  ah  Fanaaniinta  Da’dayar  ee  Soomaaliyeed oo  Todobaadkaan Marti  Ku ahaa  Barnaamijka  Fanka  Iyo Suugaanta  ee  Ka baxa  Universal tv    Ayaa  Shaaciyay  Qiso  Jaceyl  oo Si  Gaar  ah  u  Soo martay  Isla  Markaana  uusan Iloobi Karin Waligiis
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
 
