Daawo Farxiya Fiska Maxay sameysay Oo ka qaldamay

Wednesday, September 10, 20140 comments

Fanaanada caan ka ah ee Soomaaliyeed Farxiyo Fiska oo si weyn loo yaqaano isla markaana ah fanaanadii la holin waayey ayaa jawaab kulul ka bixisay hadal dhawaan lagu faafiyey magaalada London ee Cariga Ingiriiska.

Fananadani lagu magacaabo Farxiyo Fiska ayaa jawaab kulul ka bixisay hadalo la doonayey in lagu dhaawaco Sumcadeeda iyo magaceeda isla markaana cadeysay shaqsiyaadkii ka danbeeysay in la isku dayo in la fadeexeeyo fanaanadani Soomaaliyeed oo sanadihii u danbeeyey soo qaaday heeso cajiib ah oo aad u codmacaan.

Shaqsiyaadkani ayaa ku jiray kuwo aanan deganayn magaalada London balse ku bixiyey qarash iyo cunista muqaadaraadka iyagoo sheegay in ay ku daba joogaan sidii ay u fadeexeyn lahaayeen Farxiyo Fiska.












_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog