Madaxwaynaha maamulka Jubaland ayaa waraysigii ugu xiisaha badnaa wuxuu siiyey Tv-ga Caalamiga ah ee universal waxaana la hordhigay Su’aalo badan oo la xidhiidha maamulka Jubaland.
Axmed madoobe ayaa Ugu horayn waxa laga waydiiyey Soo Xero gelintii Coll: Barre Hiiraale, Arimaha Dekeda iyo Garoonka waxa iska badalay Heshiiskii ahaa in dawlada lagu wareejiyo iyo dib u heshiisiinta waaydan uu wadya maamulka Jubaland.
Madaxwayne Axmed madoobe ayaa sheegay inaan dagaal xal ahayn barre Hiiraale lagu keenay nabad isaga iyo Xubnihii kale ee ka horeeyayba, Wuxuuna sidoo kale arinta Dekeda iyo garoonak ku sheegay in horta dawlada laga helo waxyaabaha looga fadhiyo, marnabana aysan ahayn maamul dhahaya Xidhiidh ayaanu Jarnay.
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com