Daawo Kala Shaki xoogan oo ka dhex aloosan Al Shabaab & Malaayiin Dollar oo lagu qaatay dilkii Axmed Godane

Saturday, September 6, 20140 comments

Hadal heeynta ugu badan wararka Saxaafada Caalamka ayaa noqotay dilkii maalmo yar ka hor loogu geeystay Koonfurta Soomaaliya hogaamiyihii ururka Al Shabaab Axmed Cabdi Godane oo gudaha Al Shabaab looga yaqaanay Sheekh Mukhtaar C/raxmaan (Abu Zubeeyr) .

Qaar ka mid ah Jaraaidyada Caalamka gaar ahaan kuwa ka soo baxa gudaha dalka Mareeykanka ayaa sheegay inay diyaaradahooda dagaalka iyo Sirdoonka Mareeykanka mudo dheer ku daba joogeen hogaamiye Axmed Cabdi Godane si ay mar uun uga taqluusaan.

Warbaahinta Caalamka ayaa sidoo kale shaacisay inuu gudaha Al Shabaab ka jiro kala shaki aad u balaaran ka dib markii ay xaqiiqo noqotay in dilka ama qaarajinta Axmed Cabdi Godane lagu cunay lacag Malaayiin Dollar ah oo horay ay u balan qaaday dowlada Mareeykanka .













_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog