Wareysi ay qaaday Laanta Af-ka Soomaaligaa ee VOA ayaa ahaa mid aad u qosol badan kadib markii ay waraysatay Waaya arag goob joog u ahaa dhacdadaan markii ay dhacaysay.
Waraysiga oo ay dhinacyo badan lagaga hadlay ayaa inta uu socday nuxurkiisa waxaan ka dheehday arimo cajiib ah kuwaasoo hubaal ah marka aad dhagaysato inaad wax badan kala bixi doonto hasa ahaatee yaanan ka hor dhicine hoos ka daawo muuqaalka
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com