Ciyaaraha Kubadda cagta waa cad iyo mado, hase ahaatee Laacibkasta waxaa uu leeyahay Xirfad u gaar ah, balse waxaa Xusid mudan in Muqaalkan ay ka dhex muuqdaan Ronaldo,Messi,Balotelli,Suarez,David Luiz,Mourinho,Marcelo iyo Pepe.
Muqaalkani laga diyaariyay cayaartooydaan oo aan idiin soo xulnay ayaa ah mid aad u qosol badan iyadoona lagu muujiayay Dagaalka U dhaxeeyay Ronaldo iyo Messi.
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com