Wali leysma gaarin,Liverpool ayaa ka cabanaysaa dhibta ay isku qabaan dharka kooxda ay xirato iyo maadaayeeha kooxda Mario Balotelli.
Weeraryahanka Liverpool oo seegay kulankii Italy ee Norway toddobaadkan ayaa ku dhiban xerashada dharka.
Ilaa iyo hada wax weyn wiilkan ma tusin Liverpool laakiin maalhan ayuu xerada tababarka kula soo baxay qeyb kamid ah dhaqankiisii waalida ahaa,bal eegoo waakan dharka tuuranaya.
Liverpool ayaa ku jirta diyaar garowgeeda kulanka Aston Villa
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com