Dr Nuux Ismaaciil Bootaan ayaa ka warramaya waxa uu yahay Xanuunka Sanboorka oo Soomaalida inta badani ay qabaan, waxyaabaha laga qaado iyo siyaabaha la iskaga daweyn karo.
Xanuunka Sanboorka oo ah Caabuq ku dhaca qayb ka mid ah Sanka, waxaana uu sababaa caabuqaasi mid xira ama yaraynaya neef mareenka Sanka, iyadoo dadka qabaa ay dhibaato fara badan kala kulmaan.
Dr Nuux Oo Magaalada Hargaysa ku sugan, waxaa uu wareysigaan siiyey Radio Hirad Oo ay Radio Gaalkacyo wada shaqeyn lee yihiin, waxaana wareysanaysa Wariye
Nimco Maxamuud Ciise oo ugu horay dhakhtarka waydiisay inuu ka warbixiyo fahanka guud ee laga qaadan karo Xanuunka "Sanboorka".
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com